Somali Weekly Recap Derek Chauvin Trial Recap, Jury Selection (3/22 to 3/26)

Maxkamadeynta sarkaalkii hore ee booliska Minneapolis Derek Chauvin ayaa bilaabaneysa Isniinta oo bishu March tahay 29, 2021. Dhageeysiga ka dhanka ah sarkaalkii boliiska ahaa Derik Chauvin oo ku eedeysan dilkii George Floyd ee kal hore.