Skip to content
Racial Reckoning

Racial Reckoning

  • Programs >
    • Daily Updates
    • Bearing Witness
    • George Floyd: A Year Later
    • Hmong Weekly Recaps
    • Somali Weekly Recaps
    • Spanish Weekly Recaps
    • Live Courtroom Stream
  • About >
    • Project Staff
    • Funders
    • Healing Resources
  • Contact >

Category: Somali Weekly Update

Racial Reckoning: Somali Weekly Recap Jimcihii, waxaa 22 ½ sano iyo badh xarig ah lagu xukumay sarkaalkii hore aa boliska Minneapolis Derek Chauvin Dilkii George Floyd.

Waxay 10 sano ka badan tahay inta caadiyan lagu xukumo dilika darajada labaad ee aan ulakaca aheyn
markuu ku ridayey xukunka wuxuu daliishaday. garyaqaanku in Chauvin ku xadgudbay shaqadiisii iyo awoodiisii, iyo khaasantan uu muujiyey naxariis darada Ge

Published June 28, 2021
Categorized as Somali Weekly Update

Racial Reckoning: Somali Weekly Recap Derek Chauvin Trial Recap, The Verdict, Guilty on All Counts (04/19-04/23)

Xukunkaas maxkamadu ku Riday Derek Chauvin ayaa ahaa mid la soo dhaweeyey. Halka Dadka qaarkiis ay ka walwalsanayeen rabshado Dib uga qarxa haddii lagu waayo danbigaaas Chauvin.

Published April 27, 2021
Categorized as Somali Weekly Update

Racial Reckoning: Somali Weekly Recap Derek Chauvin Trial Recap, Third Week of Trial, End of Testimony (04/12-04/16)

Todobadkan waxa soo dhamadey dhageysiga maragfurayaasha Derek Chauvin.
Derek Chauvin ayaa Cuskaday xuquuqda muwaadinka ee numberka 5aad.
Taas u ogalaneeysa in uusan ka jawabin sualaha la weydiiyo.

Published April 19, 2021
Categorized as Somali Weekly Update

Racial Reckoning: Somali Weekly Recap Derek Chauvin Trial Recap, Second Week of Trial (04/05-04/09)

Maxkamadaynta Derek Chauvin ayaa gashay todobaadkii labaad,markhaatiyaasha la horkeenay maxkamadda dhamaantood waxay ahayeen kuwo aad muhiim ugu ahaa dacwad oogaha.

Published April 11, 2021
Categorized as Somali Weekly Update

Somali Weekly Recap Derek Chauvin Trial Recap, First Week of Trial (3/29-04/02)

Todobaadkii ugu horeeyey ee dacwada dilka ah ee ka dhanka ah Derek Chauvin ayaa ahaa mid maxkamadu dhageeysatey marakfurka goobjoogayashii dhacdadaas iyagoo aad u murugeeysan

Published April 4, 2021
Categorized as Somali Weekly Update

Somali Weekly Recap Derek Chauvin Trial Recap, Jury Selection (3/22 to 3/26)

Maxkamadeynta sarkaalkii hore ee booliska Minneapolis Derek Chauvin ayaa bilaabaneysa Isniinta oo bishu March tahay 29, 2021. Dhageeysiga ka dhanka ah sarkaalkii boliiska ahaa Derik Chauvin oo ku eedeysan dilkii George Floyd ee kal hore.

Published March 29, 2021
Categorized as Somali Weekly Update

Derek Chauvin Trial Recap, Jury Selection (3/15 to 3/19)

Published March 22, 2021
Categorized as Somali Weekly Update

Weekly Recap Derek Chauvin Trial Recap, Jury Selection (3/8 to 3/12)

Published March 15, 2021
Categorized as Somali Weekly Update Tagged Weekly Recaps
Racial Reckoning Logo
Minnesota Humanities Center
Made possible by the Minnesota Arts and Cultural Heritage Fund and the citizens of Minnesota
  • facebook
  • twitter
  • rss
  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • Email
Racial Reckoning
Proudly powered by WordPress.
en English
ar Arabiczh-CN Chinese (Simplified)nl Dutchen Englishfr Frenchde Germanhmn Hmongit Italianlo Laopt Portugueseru Russianso Somalies Spanishur Urduvi Vietnamese