Racial Reckoning: Somali Weekly Recap Derek Chauvin Trial Recap, Second Week of Trial (04/05-04/09)


 | Waa markale iyo barnaajkii dib u milicsiga todobaadlaha ahaa ee aay soo diyaariyeen Mashruuca Racial Reckoning waxaana idin soo tabinaya anigoo ah: Abdirahman Ali Shire
 | Maxkamadaynta Derek Chauvin ayaa gashay todobaadkii labaad,markhaatiyaasha la horkeenay maxkamadda   dhamaantood waxay ahayeen  kuwo aad muhiim ugu ahaa dacwad oogaha.  
 | Taliyaha Qaybta boliska magaaalda Minneapolis Medaria Arrandonda ayaa canbareeyey sidii uu Derek Chauvin ula dhaqmay dhimashadii George Floyd.  
 | Sidoo kale waxuu cadeeyay in habdhaqankaasi yahay  mid aan wafaqsanayn sida boliska loo tababaro in ay bulshada ula dhaqmaan.
 | On Tuesday, an expert on the use of force said that Derek Chauvin and his entourage that day did not need to use force at all as they had chained him to the ground. 
 | On Wednesday, detectives released photos of George Floyd’s car that had never been seen before. The images showed blood stains and drug paraphernalia. 
 | On Thursday, a pediatrician named Dr. Martin proved by his experience that George Floyd died of pneumonia and could not get any oxygen at all.
 | Wuxuu intaas raaciyay in sababta kaliya ee arintaa keentay tahay caadaadiskii qoorta iyo dhabarka aay askartii kaga hayeen Master Floyd isagoo dhabac u teedsan.
 | Maalintii jimaca ahayd, Dr Lindsey Thomas, Cilmiga baarista sababaha dhimashada ku takhakhustay ayaa maxkamada ka cadaysay in baaritaanka ay ku samaysay maydkii George Floyd ay Meesha ka saartay dooda ah in maandooriye sabab u ahaa dhimashadiisa.
 | Waxay kaloo halkaa ka sheegtay hadii uu u dhiman lahaa isticmaalka xad dhaaf mandooriyaha Fentanyl aay nafta uga bixi lahayd si dhib yar oo la mid ah in uu gam’ay.  
 | Qareemada u doodaya Derek Chauvin ayaa ku adkaysanaya in sababt uu u dhintay George Floyd ay tahay maandooriyaal ku jira jidhkiisa iyo xanuuno hore oo uu la ildarnaa.